Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa

Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa?

Hadii Aad Isweydiineyso Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa? Si Blogging Lacag Uga Sameeyo Bil Kasta 100-300 $ Waxaa U Baahan Tahay 5 Taan Qodob Inaad Sameeso.

Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa? Ugu Horeeyn Waa In Aan Isla Fahannaa Maxuu Yahay Blogging?

Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa

Blogging Waa Xirfad Ah Inaad Qori Taqaano Maqaalo oo Ku Daawacdo Internet-ka Adigoo Adeegsanaayo Website, Maqaalada Baahineyso Ayey Shirkada Google Kugu Sineysaa Lacag, sidoo Kale Google-ka Website-kaaga Ayey Ku Baahin Dontaa Xayeysiismo Ayadoo Kuu Xisaabin Doonto Tirada Dadka Ee Soo Booqdo Website-kaada Isla Markaana La Falgalo Xayeeeysiinta. Waxaa Rajeynaa Inaan Intaa Isla Fahanay.

Hadaba Si Aad Blogging Lacag Uga Sameeyso Raac Qodobada Soo Socdo.

1. Sameyso Website.

Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa?

Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa? Si Aad Blogging Lacag Uga Sameeyso Waxaa U Baahan Tahay Website Inaad Sameesato Kaaso Maqaalo Kusoo Gudbiso, Maqaalada Soo Gudbineyso Waxey Noqon Karaan Waxyaabaha Ugu Jaceshahay Aqoon Taariikh Ama Siyaasada Ama Waxyaaba Xiiseyaan Bulshada Sida News, Bussiness Sports ama Waxyaalo Kale Oo Baddan. Fiiro Gaar Ah Waa Muhiim Inaad Doorato Ciwaan Wax Baddan Ka Ogtahay Oo Xog Baddan Ka Heyso .

2. Iibso Doming And Hosting

Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa?

Doming Waa Aqoonsiga Website-kaada Tusaale Heersare.com Heersare Oo Magaca Website-ka Ah Iyo .com Oo Ah Doming Name-ka, Sidoo Kale Hosting Oo Ah Halka Website-kaada Xogahiisa Ku Keedsan Tahay Isla Markaana Suura Galineyso In Website-kaada Live Ahaado Xil Kasta 24/7 Dadka Booqan Karaan. Shirkada Ugu Caansan Ee Bixiya Adeega Doming Name Iyo Hosting Waxaa Ka Mid Ah Inmotion Web Hosting, Godaddy Web Hosting Iyo SiteGround Iyo Kuwo Kale Oo Badan.

Doming And Hosting Iyo Guud Ahaanba Sida Loo Sameeyo Website Waxaa Si Faahfaasan Uga Hadlay Maqaalkaan Fadlan Booqo.

3.Inaad Hesho Audiences.

Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa?

Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa? Si Aad Blogging Lacag Uga Sameeso Waxaa U Baahan Thay Dad Aqristo Maqaalkaada ( Audiences) Si Aad Blogg-kaaga Lacag Uga Sameysid Oo Google Adsense Xayeeysiinta Ugu Soo Deeyaan Website-kaada. Google Adsense Waxey Ka Eegayaan Dadka Ku Xiran Oo Maqaalkaada Marwalbo Aqristo.

Wax Yaabaha Kaa Caawin Karo In Website-kaa Traffic Badan Helo Waxaa Ka Mid Ah Inaad Leedahay Facebook Page, Youtube Channel Iyo Telegram Group. Sidoo Kale Waxaa Sameyn Kartaa Inaaad Marketing U sameyso Website-kaaga Adigo Isticmaalayo Social Media Marketing. Waxaa Jiraan Habbab Kale Oo Badan Oo Aad Dad Badan Ku Heli Karto Sida In Aad Whtsapp Ku Shere Gareyso Maqaalada Aad Qortay Sido Kale Waxaa Jiraan Website-yo Laga Helo Free Traffic Sida Pinterest Iyo Quora Waa Website-yo Dad Badan Oo Malaayin Ah Soo Booqdaan Si Maalinle Ah Oo Free Traffic Ka Heli Karto.

4. Google Adsense.

Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa?

Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa? Waxaa U Baahan Tahay Inaad Furato Google Adsense Kaas Oo Ah Halkii Aad Lacagta Ka Heli Laheyd, Hadaba Si Aad U Furato Google Adsense Waa Inaad Raacdaa Sharuudaha Kaga Bahan Yahay.

  1. 15-20 Maqaal Inaad Qorto Oo Adiga Leedahay Fiiro Gaar Ah Google Ma Ogola Coppy And Past Micnaha Maqaal Aad Soo Miin Guurisay Oo Qof Kale Leeyahay.
  2. Ugu Yaraan Website-kaada Inuu Jiray 2-3 Bilood.
  3. Website-kaada In U Leeyahay Pages-kaan.
    Privacy Policy.
    Terms And Condition.
    About Page.
    Contact Us Page.

Inaad Markaa Sameyso Waxaa Website-kaada Loo Furayaa Google Adsense Waxaana Ka Sameyn Kartaa Lacag Fiican Hadii Aad Dadaal Badan Galiso. Waxaan Rajeynaa Intaas Inaan Isla Fahanay.

5. Affiliate Marketing.

Sidee Blogging Ugu Shaqeesan Karaa? Qodobkeena Ugu Dambeeyo Waa Affiliate Marketing. Affiliete Marketing Waa Xayeysiin Aad U sameyneyso Agab Shirkad Ledahay Oo Ku Soo Ban Dhigaayo Website-kaada Qof Kasto Wax Ka Iibsado Waxaa Ku Yeelanesaa Lacag Qitmo Ah.

Shirkado Badan Ayaa Bixiyo Adeega Affiliete Marketing Si Aad Adigana Ugu Soo Ban Dhigto Website-kaada Waxaa U Bahan Tahay Inaad Iska Diiwaan Galiso Shirkadaha Bixiyo Adeega Affiliete-ka.

Ugu Dambeyn

Waxaan Rajeynaa Inaad Wax Badan Ka Fahantay Su,aasha Ah Sidee Blogging Ugu Shaqeysan Karaa? Runtii Hadii Aad Raacdo Qodobada Shanta Ah Ee Kor Ku Soo Xusay Waxaad Awoodi Doontaa Inaad Blogging Lacag Ka Sameysso Hadii Aad Dadaal La Imaado Insha,allah. Fadlan Sii Share Garee Maqaalkaan Oo Asxaabtada La Wadaag

Scroll to Top