Wax Badan Ka Ogow Google Adsense.

Wax Badan Ka Ogow Google Adsense.

Hadii Aad Tahay Milkiile Bogg Internet (Website) Waxaa U Bahaan Tahay Adeega Google Adsense Si Aad Dhaqaalo Uga Sameeyso Bogaada Internetka (Website), Waqaalkaan Hoose Waxaa Si Faahfaahsan Uga Hadli Donaa Maxuu Yahay Google Adsense, Sidee Ushaqeyaa Iyo Sidee Google Adsense Ugu Xiri Karaa Boggeyga Internet-ka (Website).

1. Waaa Maxey Google Adsense?

Wax Badan Ka Ogow Google Adsense.

Google Adsense Waa Adeeg Xayeeysiis Ah Taas Oo Dadka Leh Boggaga Internetka-ka (Website) Usoo Bandhigayaa Dadka Aqristayaasha Ah Ee Ku Xiran Maqaalada Lasoo Dhigo Bogga, Waa Xayeeysiin Digital Ah, Tusaale Waagii Hore Xayeysiinta Waxaa Lagusoo Bandhigi Jiray Radio Ama Tv Si Loo Gaarsiiyo Bulshada, Taa Badalkeeda Hada Waxaa Baahday Adeegsiga Isticmaalka Internet-ka, Bulshada 90% Waxey Isticmaalaan Aaladaha Kala Duwan Ee Internet-ka. Sidaa Darteed Ayey Muhiim Utahay Xayeysiin Digital Ah Google Adsense Waa Shirkada Ugu Weyn Ee Bixiso Adeega Digital Marketing.

Adeega Google Adsense Waa Adeeg Aad U Weyn Oo Leh Qeybo Kala Duban Oo Bixiya Adeegyo Xayeeysiimo Oo Kale Duban Waxaana Ugu Caansaan Kuwaan Soo Socda.

Wax Badan Ka Ogow Google Adsense.
  1. Searching Adsense, Waa Mida Ugu Muhiimsan Markii La Joogo Google Searching, Qeybta Google-ka Ee Wax Laga Baaro Waxaa Arkeysaa Markaa Wax Ka Raadineyso Shirkado Waaweyn Oo Safka Hore Kaga Jira Xoga Lagusoo Bandhigaayo, Hadaba Ogow Shirkadahaani Waxey Bixiyaan Lacag Si Ey Safka Hore Ugu Jiraan Google Searching-ka Ayagoo Isticmaalaayo Searching Adsense.
  2. Display Adsense. Waaa Qaab Kale Oo Ka Mid Ah Google Adsense Badanaa Isticmaalaan Shirkadaha Waa Weyn Oo Doonaayo Macmiil Badan Iney Helaan Ama Markey Agab Cusub Soo Saaraan Ku Sooq Geyaan. Display Adsense Waxaa Lagusoo Ban Dhigaa Website-yada, Game-ya Iyo Application-ka.
  3. Shooping Adsense. Waa Qaabkle Oo Xayeeysiimo Oo Ka Mid Ah Google Adsense Waxaana Isticmaalo Dukaanada Waaweyn Ee Iibiya Agabyada Kala Duwan, Waxeyna Kusoo Ban Dhigaan Qeybta Google Shoping-ka , Si Macaamiil Badan U Helaan.
  4. Video Adsense. Waa Qaab Kale Oo Xayeeysiis Ah oo Ka Mid Ah Google Adsense, Waana Kan Ugu Sareeyo Qeybaha Xayeeysiiska. Waxaa Lagasoo Ban Dhigaa Muuqaalada Youtube-ka In Badan Waad Aragtay Adigoo Muuqaal Ka Daawanaayo Youtube Inee Kasoo Muuqato Xayeeysiimo Dhowr Ah, Sidoo Kale Waxaa Laguso Ban Dhigaa Game-yada.

2. Sidee U Shaqeeyaa Adeega Google Adsense?

Google Adsense Gabi Ahaanba Waa Shirkad Bixiso Adeeg Xayeysiis, Shirkadaha Waaweyn Ee Caalamka Wax Ku Xayeysiistaan, Tusaale Shirkada Samsung Markey Soo Saarto Telefoon Cusub Waxey U Baahan Tahay Ineey Dadka Ogeysiiso Telefoonka Cusub Ee Soo Saartay, Si Eey U Ogeeysiiso Dadka Waxey U Mareysaa Shirkada Google Adsense Ayadoo Bixineeso Dhaqaale Loogu Sameeyo Xayeysiinta, Tusaale Hadii Shirkada Samsung Laga Qaado 200$ Si Adeegeda Loogu Suuq Geeyo, Shirkada Google Adsense 50% Ayey Qaadaneesaa Inta Kalana Waxey U Qeybinesaa Dadka Leh Goobaha Lagu Soo Ban Dhigaayo Xayeeysiimaha Sida Boggaga Internet-ka Kanaalada Youtube Iyo Kuwa La Midka Ah.

3. Sidee Ugu Xiri Karaa Adeega Google Adsense Boggeyga?

Si Uu Kugu Shaqeeyo Google Adsense Boggaaga Internat-ka Marka Hore Waxaa U Baahan Tahay Inaad Akoon Ka Furatid Google Adsense, Kadib Markaad Sameysato Akoonka Waxuu Ku Siinayaa Code, Code-kaas Ayaad Ku Bost Gareyneysaa Boggaaga, Kadib Waxaa Si Toos Ah Usoo Muuqan Doono Xayeeysiinta, Xayeeysiinta Lagusoo Furay Boggaada Ayaad Ku Heleysaa Lacag, Google Adsense Lacag Labbo Hab Ayuu Kugu Xisaabinayaa Oo Kala Ah Tirada Soo Booqatay Boggaada Internet-ka (Website), Oo Loo Yaqaano (Vistors) Iyo Tirada Qofood Ee Ku Dhufata Xayeeysiinta Ee Loo Yaqaano CPC Cost Per Click.

Hadii Aad U Bahaan Tahay Google Adsense Dhaqaalo Badan Ka Sameeyso Isticmaal Habbabkaan Soo Socdo.

  1. Qaaabey Xayeeysiimaha Goobahey Kasoo Kala Muuqanayaan, Tusaale Kor Qeybta Sare Ee Boggaada Ama Qeybta Hoose.
  2. Dooro Xayeysiin Qurux Badan Oo Design-keeda Wanaagsan Yahay .
  3. Soo Bandhig Xayeeysiimo Kala Qaab Ah, Tusaale Mid Qoraal Ah Mid Muuqaal Ah Iyo Mid Sawir Ah.
  4. Dooro Waxa Afka Qalaad Loogu Yeedho High-paying Keyword, Ciwaanada Soo Jiidashada Leh, Kaas Oo Kuu Sahlaya Inaad Hesho Aqristayaal Faro Badan.

Gunaanad

Waxaa Rajeynayaa Maqaalkaan Inaad Wax Badan Oo Macluumaad Ku Saabsan Adeega Google Adsense Inaad Ka Faaiday, Isla Markaana Diyaar U Tahay Inaad Dhaqaalo Ka Sameeyso Adeegaan, Runtii Fursado Badan Ayaa Ka Banaan Adeega Google Adsense, Waxaa Sameysan Kartaa Bog Internet Oo Blog Ah Adigoo Bashii Ka Sameyn Karo 100-300$ Ama Kanaal Youtube Ah Oo Aad Macluumad Bulshada Wax Tar U Leh Kusoo Gudbiya Isla Markaana Kuu Noqdo Il Dhaqaalo.

Scroll to Top